Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Sababta Loo Xidhay Xildhibanadii Gollaha Deegaanka Gabilay

0
594

Gabiley (Hargeisapress)- Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa markii ugu horeysay ka hadley sababta loo xidhay Xildhibaanadii golaha Deegaanka degmada Gabiley oo maalintii shalay ahayd xabsiga laga sii daayay.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here