Xisbiga Waddani oo Kulan Ka Yeeshay Arimaha Doorashooyinka iyo Siyaasadda Guud Ee Dalka

0
543

Hargeisa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaridka ah Waddani ayaa maanta waxaa uu kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga Waddani uu ku leeyahay magaalada Hargeysa.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay hoggaanka sare ee xisbigaasi iyo xubno ka tirsan fulinta xisbigaasi WADDANI, waxaana kulankaasi hagayay guddoomiye xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Shirkan maanta uu yeeshay xisbiga Waddani ayaa la iskaga xogwaraystay arrimaha doorashooyinka Somaliland, siyaasadda dalka iyo hawlaha xisbiga WADDANI.

  

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here