Xisbiga KULMIYE Laamahiisa Sweden oo Xaflada Balaadhan oo Qaadhan Loogu Arurinayey Abaaraha Ku qabtay Stockholm

0
1123

Stockholm,(HargeisaPress) —Xisbiga Kulmiye ayaa habeen hore xafladda Balaadhan oo Qaadhan Loogu Arurinayey Abaaraha ka jira Somaliland ayaa ku qabtay Magaalada caasimada u ah Wadanka Sweden ee Stocholm. Xafladan waxaa ka soo qayb galay Gudomiye Stockholm Xisbiga Kulmiye Cabdikarim ahmed warsame kuxigenkisa Cabdirisaq Obsiye,Xoghayaha Cabdirahan Siciid iyo Gudoomiyaha Garabka hawenka ifrah haji October, Mamada xisbiga gosdanbedka fiwsia gabax liban, Xubno kale oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Sweden.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here