Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Madaxa-banaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xayiraada Dib Loo Saaray Wargeys Kasoo Baxa Hargeysa Iyo Nuxurka Fariin Ay U Direen Xafiiska Xeer Ilaalinta

0
847

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha xarunta xuquuqal Iinsaanka Madaxa-banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Dafac ayaa ka hadlay xayiraadd dib loo saaray Wargeyska Hubsad oo kasoo baxa magaalada Hargeysa,waxaana ay fariin u diray xafiiska Xeer Ilaalinta gobolka maroodi-jeex oo ay sheegeen inuu isagu haysto wargeyskan.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here