Xisbiga UCID Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Nuxurka Muuqaal Ay Saaka U Gudbiyeen Guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
1210

Hargeysa,(HargeisaPress) —Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta guddiga komishanka doorashooyinka qaranka u gudbiyey muuqaalka ka turjumaya xildhibaanadii golayaasha deegaanka ee ku biiray KULMIYE ee ay dhawaan dacwada ka gudbiyeen.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY