Latest News Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Borama Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay By admin - February 15, 2017 0 1263 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Borama,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal. Share this:FacebookX