Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyey Mashruucii Banka Qool-cadey

0
965
Wasiirka Wasaaradda xanaannada Xoolaha Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland mudan Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay halka uu ku danbeeyey arinkii banka qool-cadey ee sababay khasaraha.

 

Waxaana uu wasiirku sheegay in xaalada banka Qool-Cadey ay hada tahay mid  dhamaatey isla markaana si wacan looga heshiiyey qodobadii ay xukuumada iyo dadka deeganku isku af garan waayeen ee isku maandhaafsanaayeen.

 

Sidoo Kale wasiir Cukuse waxaa uu sheegay in riig goobtaasi la geeyey uu joogo isla markaana qodidii ceel biyoodka uu dhawaan bilaabi doono.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here