Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Xuseen Dayr Geesi Uu Soo Baxay Guud Ahaan Geyiga Somaliland

0
1596

Waxa arrin lagu farrxo ah sidda uu wasiir hussien adam cige u Hanno qaadsiiayay wasaasrdda ganacsiga iyo maalgashiga taas oo ayy ka muuqato hawlo shaqo oo farro baddan oo la qabbtay  iyadoo oo si   muwadinimo iyo karti aan kallo go’ lahayn loo waddo hawlah wassardaasi  taas oo ayya ku farxeen guud ahaan shacbi weynah jamuhriyada somaliland iyo dadka laffo gurra siyaasda somaliland .

 

Arrinka taarikhiga ah ee u baahn in laysa kor istaago ama xusitaanka uu baahan waxa weeye sidd uu  Xuseen Dayr Qaddiyada somaliland uuga dhaadhicinayo maal gashatatada caalamiga ah ee dunidda, taas oo uu dunida uu iftiimanayo dalkan muddada 25 sano ku dhawaad ictiraafka raadinayay.

 

Marka hore arrinka gancsatda reer china ee wasiirku ku soo dhoweeyay mudooyinkii uu danbeeyay dalka taaso aynu warbahinta kala socanay waxay sarrre uu qaadaysaa fursadaha shaqo abuurka dalka inay waxa baddan ku soo kordhiyaan ayaa la fillayaa.

 

Dhinaca kale waxay sarre uu qaadaysa ama kor uu kaca ku keenayssa arrinnka ictiraaf raadinta dalka taasa oo ayanu odhan karrano wasiir xuseen dhinciisa dalka waxa la taaban karro ayuu dalka uu qabbtay taas oo ayanu odhan karrano wasiirku hawshii gudiga ictiraafa raadinta ee dalka dhawaan madaxweyne siiranyo magaacabay waxaaba isagu ka mudan in la sheego XUEEN DAYR oo  isgu qayybtiisi  shaqsiga ahyda qabbaty.

 

Haddab si bulshadu uu noqto midd yool leh ama hore uu socta waa in qof weliba sidaa xueen dayr xill iska saar sidii uu dalksii uu horumarin lahaa dhinca kasta hadday noqoto dhinca caafimdaka waxabrashda iyo waxayaabah aas aasiga ah ee umadi ku horu mari karrto.

 

Waxaybah lagu xasuusan doona inta uu qarankan uu shaqaynay wasiir husien dayr taarikhada ma hadhada ah ee qarankan meel uguga jirrta waxa ka midd ah kuwa aan kor ku soo xusay iyo qaar kale oo baddan oo aan qoraal lagu soo koobi karahaynin

 

sidda Wakhtigii hussien deyr ahaa afhayeenka madaxtooyada qarankan oo oo si habsmi ku dheehantahay bulashda somaliland uu uga haqabb tiri jirayya haddab warkii cusb ama fresh ah, Dhanka kale Xuseen  waxaan odhan karnaa waa xubinta keliya ee wasiirda Qurbe joogta xukumada kulimiye ka tirsan ee ilaa hadda waddanka waxa uu qabbtay  waxa weeye Ruux ama shaqsi  mudan in la sheego waxaqabdkiisa markay noqto qarankan inta qurbah ka timid ee xilalka dastuuriga ah haysaa.

Gunaanadka Qoraalkaygan kooban waxaan ku soo af meeraya Xuseen dayr waad ku mahdsanathay sidda hagar la’aanta ah ee hawlaha qarankan aad uu guddato iyo sidda aad uga soo baxday shaqooyinkaga maalin lah ah  badankoodii.

 

Dhanka kale dhamaan shacbiweynah somaliland galbeed ilaa beri iyo  hawda ilaa waqooyi  ilmaa koonfur waa ka war hayaan ama way ka dhergsanyihiin  waxaad uu qabbatay waan kag mahdcelinaya sidd bilaa turxaanta ah ee aad uugu adeegatay.

 

 

Qalinkii Nimcaan cadaani Xuseen

Cadaani123@gmail.com

Tell 063-4174513

Public health officer

Bsc public health

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here