Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ka Hadlay In Hawada Somaliland Maamulkeeda Lagu Wareejiyey Dawlada Somaliya

0
1052

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ka hadlay in maamulka hawada Somaliland ay hay;adda gacanta ku haysa ee Akawo ay ku wareejisay dawlada Somaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here