Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Murrashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro

0
1307

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi gudoomiyaha ahna murashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here