Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Ku Guulaysteen Xakamaynta Xanuunka Shuban Biyoodka Ee Burco Ka Dilaacay

0
870

Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye” iyo gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Burco waxay shaaca ka qaadeen inay ku guulaysteen xakamaynta xanuunka SHuban Biyoodka ee ka dilaacay gobolka Togdheer,waxaana ay fariin adag u direen booyadaha Biyaha usoo dhaamiya magaalada Burco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here