Wasiir Ku-xigeenka Cusub Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa

0
953

Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland si balaadhan loogu soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland ee dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland, Dr.  Mahdi Cismaan Buuri oo dalka dibadiisa ku maqnaa.

Wasiirka cusub ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland waxaa garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal si diidan ugu soo dhaweeyay Xubno ka mida xukuumada, Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Horumarinta Caafimaadka, Dhalinyaro, Haween iyo dadweyne aad u tiro badan.

Hoos ka daawo muuqalka soo dhawaynta 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here