Guddoomiyaha Baanka Dhexe Oo Kulan La Yeeshay Sarifleyaasha Burco

0
1417

Hargaysa (HP): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa maanta xarunta baanka ee Hargaysa kulan kula yeeshay guddi sarifleyaasha magaaladda Burco.

Kulankani ayaa u jeedadiisa lagu sheegay mid is xog waraysi ah, iyadoo guddiga sarifleyaasha Burco ay shahaado sharaf ku guddoonsiiyeen guddoomiyaha baanka dhexe iyo agaasimaha guud ee baanka.

Taasoo ay ku maamuusayeen kaalintii uu baanka dhexe ka qaatay dejinta iyo jaan-goynta lacagta shillinka Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here