Warbixin Sanadeedka Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo La Daah-furay

0
291

Hargeisa (HP): Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta daah-furtay warbixin sanadeedkeedii.

Waxaana warbixin sanadkeedka wasaaradda furay Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka JSL Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.

Kulankani lagu soo bandhigayo warbixin sanadeedkii 2022-kii, ayaa socon doona muddo 15 maalmood ah.

DAAWO: Agaasimaha W. Caafimaaadka oo furay kulanka Warbixin Sannadeedka

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here