Waftigii Madaxwayne Siilaanyo Hogaaminayay OoKusoo Guryo Noqday Caasimadda Hargeysa

0
952
Dadweynaha reer Awdal ayaa si weyn usoo Dhoweeyey, isla Markaana ka hor Yimid

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo waftigii uu hogaaminayay ee maalmihii u danbeeyey socdaalada ku marayay gobolada bariga Somaliland ayaa hadda dib ugu soo guryo noqday caasimada Somaliland ee hargeysa.

 

Waxaana madaxwaynaha iyo waftigan oo safar shaqo ugu tagay magaalada laascaanood xalay ay u hoydeen magaalada burco iyaga oo maanta kasoo baxay isla markaana hadda soo gaadhay magaalada hargeysa.

 

Shacabka magaalada hargeysa ayaa si diiran usoo dhaweeyey madaxwaynaha iyo waftigiisan.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here