“Tallaabooyinka horumarka ayay ka mid tahay in kor loo qaado xirfadaha haweenka”…

0
786

Hargaysa (Hargeisa Press): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa amaanay  in ay tallaabooyinka horumarka ka mid tahay in kor loo qaado xirfadaha haweenka si ay uga qaataan koboca bulsho.

Sharmaarke Muxumed Geele, oo hadal ka jeediyay munaasibad tababar loogu furayay haween ka kala socday ururadda Hargaysa ka jira ayaa tilmaamay in xirfadu ay fududayso in qofka bani’aadamka ahi uu shaqo hello.

Halkan Ka Daawo Isagoo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press/Hargeisa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here