Taliyaha Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Shilkii Baabuur Ee Ka Dhacay Duleedka Hargeysa Fariin Digniin Ahna U Diray Wadayaasha Baabuurta

0
890

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidamada nabadgaliyada wadooyinka Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadlay shilkii saaka ka dhacay duleedka magaalada hargeysa ee ay ku naf waayeen shanta ruux.

 

Waxaana uu taliyuhu sheegay inay kiiska shilkan ay gacanta ku hayan ciimadaba booliska isaga oo dhanka kalena fariin digniin ah u diray wadayaasha baabuurta iskaga kala gooshta magaalooyinka somalilnd.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here