TACSI: Allaha u naxariisto Marxuum Maxamuud Iiman Mufle.

0
958

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Waxaa maanta galinkii danbe oo ay taariikhdu ahayd 24-01-2016 ku geeriyootay magaalada Hargeisa ee dalka Somaliland, Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Iiman Mufle.

 

Waxaan,Anigoo ah dhamaan Reer Calisalaan Axmed Daad  ,waxaanu tcsi u direyna xaskiisii iyo caruurtiisi iyo dhaam ahelkii uu ka baxay  

Waxaan Eebbe uga baryayaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka tagtayna, uu samir iyo iimaan ka siiyo.

 

Aamiin Yaa Rabbi.

 

Mahad Ali-Salaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here