Somaliland: Wasiirka Beeraha Oo Ka Warbixiyay Hawlaha La Dagaalanka Ayaxa

0
441

Hargaysa (Hargaysa): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in ay si weyn ula dagaalameen Ayax aad u fara badan oo labadii bilood ee u danbeeyay dalka ku habsaday.

Ayaxaasi oo la rumaysan yahay in uu dhibaato weyn soo gaadhsiiyay dalagyadii ay beeralayda dalku tabcadeen iyo sidoo kale daaqii dhulka ka baxay, kuwaasoo oo uu dhamaantoodba six un u baabiyay.

Wasiir Axmed Muumin Seed, oo maanta hor tegay golaha Guurtidda Somaliland oo uu warbixin ka siiyay halka ay marayaan hawlaha ay wasaaradda beeruhu kula dagaalamayso Ayaxa,  waxa kaloo uu sheegay in siyaabo kala duwan ula dagaalamayaan Ayaxa.

Daawo: Wasiirka Beeraha Oo Faahfaahinaya:

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here