SOMALILAND: Wasiirada Arrimaha Dibada iyo Madaxtooyada oo Dalka Turkiga u Dhoofay

0
902

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay Madaarka Cigaal ee Hargeysa iyaga oo u ambo baxay dalka Turkiga.

 

 

Wasiirada kamay hadal Safarkooda balse warar aanu ka helay Madaxtooyada Somaliland ayaa Safarkooda waxa uu sheegay in ay dalka u Turkiga kula kulmayaan Wasiiro ka socda dalka Somaliya isla ay uga wadahadlaan Wadahadaladii Somaliland iyo Somaliya ee Hakadku galay.

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here