Somaliland: W/Caafimaadka Oo Cusbitaallo U Qaybisay Qalabka Oxygenta Dhaliya

0
519

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa maanta qalabka Ogsajiinta (oxygen) dhaliya ku wareejisay qaar ka mida cusbitaaladda magaaladda Hargaysa.
Qalabkan waxaa hore wasaarada caafimaadka u soo gaadhsiiyay urur magaciisa loo soo gaabiyo SAHA.
Qalabkaasi ayaa isugu jira kuwa Oxygen-ta dhaliya, iyo kuwa lagu cabiro oxygen-ta.


Iyadoo sidoo kalena la gaadhsiin doono qaybo ka mida qalabkaasi cusbitaaladda magaalooyinka Ceerigaabo, Burco, Widh-widh, Laascaanood iyo meello kale.
Sida uu sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, oo qalabkan qaybtiisa koowaad maanta qaybiyay.

Daawo: Warkaasi oo Faahfaahsan:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here