Somaliland: Qalinjebinta 75 Arday ee Jaamacada Hargeysa Qabta Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Diblamaasiyada + DAAWO SAWIRRO

0
926

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu maanta xaflada Qalinjebinta 75 Arday oo wax ka bartay Jaamacada Hargeysa gaar ahaan qaybta Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Diblamaasiyada “Master Degree In International relations and Diplomacy”.

45941316-f27c-4cfb-b8a6-df92d2e04fcb

abdirahma

2f2a8509-ff6a-4789-9741-470efae186c3 (1)

Xafladan ayaa ahayd mid aad loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Musharax Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Maxkamada sare Aadan Xaaji Cali Shire iyo Masuuliyiin tiro badan oo kale.

aaa

2eb2a608-8dbb-4418-ae40-447b3c6c731a

d2954a9d-6065-4600-b298-9a48a51933a6

cabdirashid

b69bdea6-a5f3-4f3a-b402-161d661b8cdc

cfcc78d5-33e6-4434-aa48-22a99db37fb3

726c7ab7-6fbb-4ee8-94e0-7fd28c3dd0f7

kk

mu

4bd472fd-4fc5-4d6b-992d-9885a1ec754a

67fbd63d-db13-4f3c-bfd5-f7eb4821c6f3

b2e8f428-4018-42da-8afe-04d5406c8a5b

bd402a2b-932c-453d-8950-147352b4433a

d9083a9b-ae07-4a0f-b8d7-e61fe9dadd92

be2177b6-1ca2-43a6-b6a7-7b70bc7ab8b1

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here