Somaliland: Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Dugsiyada 4-aad iyo 8-aad Oo La Shaaciyay iyo kala Saraynta Ardayda

0
1463

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa maanta wada jir ugu dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka shahaadiga ah  ee Dugsiyada Sideedaad iyo Dugsiyada sare ee 4-aad. waxaa sanadkan Imtixaanka u fadhiistay  ayaa ah 13,266 Arday oo fasallada 8-aad ah iyo 7,799 Arday oo Fasallada 4-aad ee Dugsiga sare ah, kuwaasi oo badankoodu gudbay.

10-ka Arday ee ugu sareeyay Imtixaanka
10-ka Arday ee ugu sareeyay Imtixaanka

Wasaaradda Waxbarashada ayaa sanadkan soo dhajinta Imtixaanka ku soo kordhisay qaab cusub oo loo kala saaray Dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo kuwa dawladda.

Sidoo kale waxaa lagu dhawaaqay Ardayda ugu saraysay Dhibcaha Imtixaanka Shahaadiga ah, iyadoo halkan hoose aanu idiinku soo gudbinayno siday u kala dhignaayeen.

 

Ardayda Fasaladda Sideedaad ugu Saraysay iyo Hablaha ugu Sareeyay Dugsiyada gaarka ah
Ardayda Fasaladda Sideedaad ugu Saraysay iyo Hablaha ugu Sareeyay Dugsiyada gaarka ah
Ardayda Ugu saraysay Dugsiyada Dawliga ah iyo Hablaha ugu sareeyay dugsiyada sare ee Gaarka ah
Ardayda Ugu saraysay Dugsiyada Dawliga ah iyo Hablaha ugu sareeyay dugsiyada sare ee Gaarka ah
Ardayda ugu saraysa Dugsiyada sare ee Gaaarka loo leeyahay
Ardayda ugu saraysa Dugsiyada sare ee Gaaarka loo leeyahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here