Somaliland: Arday Cilmi Baadhis Ku Sameeyay Dugsiyadda Sare

0
663

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ardayda ka faa’iidaysatay barnaamijka Codka Dhalinyaradda  ayaa cilmi baadhis ku sameeyay baahiyaha iyo dhibaatooyinka ka dhex jira dugsiyadda ay wax ka bartaan.

Ardaydaasi oo laga soo kala xulay dugsiyadda kala duwan ee dalka gaar ahaana dugsiyadda sare.

Waxaana cilmi baadhistaasi dhalinyaradda ka caawinaysay daladda dhalinyaradda Somaliland ee SONYO.

Halkan ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here