Sir culus: Ma Runba In Shilingka Somaliland lagu Daabaco Caasimadda Hargeysa

0
1122

Hargeysa, (HargeisaPress — Ganacsatada yar yar ee ku dhaqan Caasimadda Hargeisa ayaa walaac weyn ka muujiyey mashiin la sheegay in lagu farsameeyo lacagta Shilingka Somaliland, sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen HargeisaPress.com ,ayaa shaaca ka qaday in baryahanba magaalada Hargeysa lagu daabaco lacagta shilika Somaliland.

qimaha Sarifka Dollarka oo baryahanba cirka isku shareeray kaasi oo Jahawareer ka taagan Sayladaha Lacagaha Qalaad iyo Sababaha loo Aanaynayo oo lagu sheegay inay ka mid tahay mashiin la sheegay in lagu farsameeyo lacagta Shilingka Somaliland,

Mishiin Lagu Daabaco lacagta Shilin Somaliland Ah Oo La Sheegay Inuu Caasimadda Hargeysa Gudaheeda Yalo oo ay Xukuumadu ka warhayso .

Shilingka Somaliland
Shilingka Somaliland

Xukumadda iyo Haldoorka Ganacsatada oo dhawaan Isla gartay In wax Lagu Iibiyo Shilinka Somaliland, Lana Joojiyo Qiimaha Dolarka Ku Salaysan.

Dhawaan ayay ahayd markii bangiga dhexe isna bulshada iyo ganacsatada ku booriyay isticmaalka shilinka Somaliland, si looga baxo sixir bararka iyo korodhka qiimaha dolarka. Waxa uu sheegay in adeegyada lacaga telefonka ee Zaad iyo E-dahab laga dhigayo Shilin Somaliland.

 

 

 

La soco Xogdheerad ah.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here