Shirweynihii Dhalinyarada Xisbiga Wadani Ee Heer Qaran Oo Maanta ka Furmey Hargeysa + SAWIRRO

0
722
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Magaalada Hargeysa Uga Furmey Shirkii Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Munaasibadan Ayaa Hada Si Toos Ah Uga Socota Hutel Maansoor Ee Magaalada Hargeisa Waxaana Shirkaasi Ka Soo Xaadiray Dhamaan Ergooyinkii Loogu Talo Galay Ee Gobalada Masuuliyiintii Xisbiga Wadani Xildhibaano Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taageeryaasha Xisbiga Wadani Oo Goob Joog Ka Ah Xafladan Oo Lagu Dooran Doono Hogaanka Dhalinyada  Heer Qaran Ee Xisbiga Wadani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here