Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlayay Maalgashiga Somaliland Oo Hargaysa Ka Furmay Iyo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Ka Qayb Galay

0
785

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shir caalamiya oo lagaga hadlayay maalgashiga Somaliland isla markaana socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa maanta ka furmay magaalada hargeysa,waxaana shirkaasi ka qayb galay xubno wasiiro ah oo ka socda xukuumadda Somaliland.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here