Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Gabiley Oo Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Ku Eedeeyey Inaanu wax Mushahar Ah Siin Muddo 7 Bilood Ah

0
901
Gobolka Gabiley

Gabiley, (HargeisaPress) —Shaqaalaha wasaarada caafimaadka gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay isu duwaha wasaarada caafimaadka gobolka gabiley oo ay ku eedeyeen inaanu  wax mushahar ah siin muddo todoba bilood ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here