‘Shan qof oo ku dhaawacantay qaraxa ka dhacay Tunisia’

0
508

TUNIS- Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay agagaarka safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada caasimadda ah ee Tunis, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeyso mid kamid ah warbaahinta gudaha.

Wararka waxay sheegayaan in qofka weerarka fuliyay uu saarnaa mooto.

AFP ayaa baahisay sawirrada goobta uu weerarka ka dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here