Safiirka Somaliland Dalka Sweden oo uu weheliyo Gudomiyaha Maktabada Akhris Hargeisa oo deeq buugaag ah ku Wareejiyey Naadiga Akhris Halkaraan ee Magaaladda Burco

0
1004

Burco,(HargeisaPress) —Safiirka Somaliland Dalka Sweden Sakariye Xasan Wacays iyo Gudomiyaha Maktabada Akhris Hargeisa Axmed Daahir Cilmi ayaa  maanta deeq buugaag ah ku Wareejiyey Xarunta Naadiga Akhris ee Halkaraan ee Magaaladda Burco.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here