Kulan lagu dardar-galinayo Hawlaha Jaaliyada Somaliland ee Holland oo lagu qabtay Groninge + SAWIRRO

0
720

Groningen,(HargeisaPress)-Kulaan aad uu qiimo badan oo Laguu soo dhawaynayaya gudida gamus-danbeedka Jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands. ayaa wuxuu ka dhacay magala daa Groningen.
Uu guu horayn waxaa kulankaas ka hadalay gudoomiye ku xigeenka jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands Md Ahmed aden
Wuxuu sharaxaad dheer ka bixiyaya muhiimada kulankeeni leeyahay sidoo kale wuxuun soo dhaweey gudiga mus-danbeeka Sidoo kale wuxuu gudoomiye ku xigeenka jaliyadu soo jeediyay in meel looga soo wada jeedsado sidii jaliyadu uu noqon Lahayd mid ka midho dhalisa ujeedooyinka loo asaasay.

Sidoo kalee waxaa isagu naa goobtaa ka hadalay gudoomiyaha jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands md
Md Mohmoud abdalle digaale wuxuu marka hore soo dhaweeyaya gudiga mus-danbedka oo uu sheegay inay yihiin odayasha Reer somaliland ee ku nool wadanka Netherlands
Markaa labaadna wuxuu halkaas uga mahad Naqay kulaan kan qiimaha leh cidii soo soo agaasintay
Sidoo kale gudoomiyu wuxuu ka war bixiyaya mudadii koobaynd ee uu xilka hayaa waxa yabihii uu qarsoomay.

Dhinaca kale gudoomiyuhu wuxuu xusay iin Jaliyada aa haan ka go,aan tahay sidii qaranka Jamhuuriyadda somaliland uu saxiib dhaw uu la yeelan Lahaa wadanka Netherlands.
Gudoomiyahu wuxuu yidhi taasina waxay uu baahan tahay dadaal iyo wadaa shaqayn.

Sidoo kale iisagyna waxaa goobtaas ka hadalay xubin ku Hadalayay magaca Mus-danbeedka jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands
Md Abdi xirsi wuxuuna aad ugu dheerday muhiimada aay leeyahay inaa jaaliyada la garab istaago wuxuu sii qoto dheer ugaa hadlay jaliyadihii hore maraxaalkii soo maray iyo waxyabihii uu diiday inay hore uu socdaan.

Gunanadkiisii hadalaka wuxuu kusoo gabagabeeyaya iin manta jaliyada somaliland ee wadanka Netherlands aay Heleen jaliyada qiimo badan loona bahanyahay in garbaha laga Haloo.

AF-HAYEENKA JALIYADA SOMALILAND EE WADANKA NETHERLANDS
ABDIKARIM QOORGAAB.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here