Munaasinad Lagu Xusayay 20 Guuradda Aasaaska UCID Oo Boorama Lagu Qabtay

0
337

Xaflad loogu dabaal-deggayay sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay aasaaska xisbiga UCID ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama.

Waxaana munaasibaddan ka soo qeyb-galay  Hogaanka sare ee Xisbiga UCID, Xog-hayayaal, Xildhibaannadii kasoo baxay Xisbiga UCID, Hogaanka iyo xubnaha Garabbada Haweenka iyo dhalinyarada Ee Xisbiga, madaxda Xisbiga ee gobolada,Madax dhaqameed, waxgarad, marti-shataf iyo taageerayaasha Xisbiga UCID.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, oo khudbad ka jeediyay xafladaasi ayaa ka waramay aasaaskii xisbigaasi iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray.

DAAWO: Khubadda Guddoomiyaha UCID:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here