Munaasibad Ku Saabsan Xanuunka Festula Oo Boorama Lagu Qabtay

0
388

Boorama (HP): Kulan la xidhiidha xanuunka Festula ee haweenka ku dhaca ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay badhasaabka gobolka Awdal, maayarka Boorama, masuuliyiinta caafimaadka ee Awdal, iyo masuuliyiin oa socday haayadda UNFPA.
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here