Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Go’aan Kasoo Saartay Dacwad Loo Gudbiyay

0
1453
Maxkamadda Sare ee Somaliland

Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey, isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha.

Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saabsanaa waafaqsanaan la’aanta Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.

Go’aanka Maxkamadda sare ee dastuuriga ah oo dhamaystiran hoos ka akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here