Masuuliyiin Ka Tirsan Mucaaradka oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradaha Waxbarashada iyo Diinta

0
772

Hargeisa (Hargeisa Press)- Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Wasaarada waxbarashada iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here