Magaalooyin Dhaqaale Kugu Siinaya Si aad u degto (Xogta dahsoon)

0
754

HargeisaPress —Tiro badan oo dadweyne ahaa ayaa doorbidaya inay dalkooda dibadiisa u haajiraan si ay u hagaajiyaan duruuftooda iyo maciishadooda nololeed waxana suurogal ah in hayaankaasi noqdo mid ay dhibaato badan kala kulmaan, laakiin taasi ma aha mid ka jirta magaalooyinka adduunka oo dhan, barnaamijkeenan xogta dahsoona waxaynu ku soo qaadanaynaa magaalooyinka ay dadka degani iyagu dhaqaale ku bixinayaan si aad ugu soo guurto oo u degto magaaladooda.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here