Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Arimaha gudaha + Muuqaal

0
747

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Mohamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Arimaha gudaha oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Wasaaradaasi ku hawl galaysay.

 

Xaflada Xadhig ka Jarista Dhismahan Cusub Waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka,Madaxda Ciidamada Qalabka Sida,Maamulka Caasimada Hargaysa Iyo Marti Sharaf Kale.

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here