Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo London Ka Furay Shirweynaha Jaaliyadaha

0
962

London (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta magaaladda London ee dalka Britain ka furay shirweynaha jaaliyadaha Somaliland ee ku kala nool qaaradda Yurub.

Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland waxaa ka soo qayb galay boqolaal ka mida jaaliyadaha reer Somaliland ee ku nool wadamadda Yurub.

Waxaana shirkaasi furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici, oo safar shaqo ku jooga dalka Ingiriiska iyo sidoo kale xubno ka mida golaha wasiirrada Somaliland oo madaxweyne xigeenka wehelinaya.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here