Madaxweyne Ku Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray ASSOD Hotel

0
1232

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaar ASSOD Hotel oo ah Hotel Cusub oo ku soo biiray Hoteeladii hore uga jiray Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Munaasibadan xadhiga lagaga jarayay ASSOD Hotel oo ka qayb soontay gudaha hoteelka ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada, masuuliyiin ka tirsan xisbiyada Mucaaridka, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Madax-dhaqameed iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here