Madaxweyne ku Xigeenka oo shahaadooyin gudoonsiiyey 75 Arday oo Shahaadada 2aad ee Master-Digriga ka Diyaariyey Culuunta Xidhiidhka Dublamaasiyada + Muuqaal

0
881

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here