Madaxweynaha Somaliland oo furay Shirweynaha Garabka Dhalinyaradda ee Xisbiga KULMIYE

0
1178

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkaas oo socon doona laba maalmood ayey isugu yimaadeen dhalinyarada heer qaran ee gobolada dalka Somaliland, waxa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Kulmiye, Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha ahna murashaxa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamed Silaanyo.

Madaxweynaha oo khudbad miisan leh ka jeediyey madashaasi qiimaha badan ayaa yidhi “Mas’uuliyiinta Qaranka, Madaxda Xisbiga Kulmiye, Mudanka Dhallinyarta, iyo Marti-sharafta  Milgaha leh ee isugu timi Madashan, dhammaantiin Nabad-galyo iyo Naxariis Eebe korkiina ha ahaato (Asalaamu Calaykum, Wa-raxmatulaahi Wa-barakaatu).

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here