Madaxweynaha La Doortay Oo Ka Hadlay Go’aan Qaadashadiisa Ku Aadan Dhismaha Xukuumaddiisa & Saamaynta uu Yeelan Karo

0
1393

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha loo doortay inuu hoggaamiyo shanta sano ee soo socota ayaa kulan uu la yeeshay qurbe joogii Xisbiga Kulmiye xubno ka mid ah waxa uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha go’aan qaadashadiisa iyo dhismaha Xukuumada cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here