Salaadiinta Aqoonyahanka Beelaha Daga Gobolka gabilay ayaa Fariin oo Duco iyo Hambalyo isugu jirta udiray Madaxweynaha la doortay iyo dhamaan asxaabta Qaranka

0
1865

Salaadiinta Aqoonyahanka Beesha Akisho ee Daga Gobolka gabilay ayaa Fariin oo Duco iyo Hambalyo isugu jirta udiray Madaxweynaha la doortay iyo dhamaan asxaabta Qaranka.

Suldaanka beesha akisho Suldaan Abshir Xasan cali waxaan duco udirayaa Madaxweynaha la doortay oo aan kaalin mug leh kasoo qaadanay guushiisa in uu alle ufududeeyo hawsha iyo xilkaa uu koray cadaaladii iyo hal adaygii aanu kugu dooranayna dalka ugu shaqayso

Cheif Caaqil Tutebeene Hambalyo iyo duco ayaan udirayaa Madaxweynaha la doortay alle hakuu fududeeyo.

Xildhibaanka Guud ee beesha gollaha guurtida Xildhibaan C/kariin Sh cumar Ahmed Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland .

 

Chief Caaqil Qorane Somaliland guul guul alle Madaxweyne xilka hakuu Fududeeyo cadaalad iyo karti ayaanu kaa filaynaa hore usoco guul somaliland dhamaan xisbiyada Qaranka Guul.

Caaqil Dayib Raage Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland

Caaqil Xuseen Dheere Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland .

Caaqil Darwiish Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland.

Nabadoon Shide Cali barre waxaan duco udirayaa Madaxweynaha la doortay oo aan kaalin mug leh kasoo qaadanay guushiisa in uu alle ufududeeyo hawsha iyo xilkaa uu koray cadaaladii iyo hal adaygii aanu kugu dooranayna dalka ugu shaqayso.

Kawsar Sh Mohamed Ahmed Furre Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland

Caaqil bashiir Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland

Aqoonyahan Ahmedyasin Sh cumar Ahmed Hambalyo iyo Duco ayaa udirayaa Madaxweyne Muuse biixi cabdi Guul somaliland guul somaliland Marxaladdaha dhaqaale ee aduunku galay la jaanqaadkeeda iyo hogaankii tubta wanaagsan mari lahaa adiga ayaanu kaa filaynaa alle hakuu Fududeeyo Ameen Ameeen

Hargeisapress office

 

 

LEAVE A REPLY