Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimadda Belgium ka BRUSSELS

0
883

BRUSSELS, Belgium-  Madaxwayne kuxgeenka Somaliland iyo Waftigii uu Hogaaminayay oo lagu soo dhaweeyay caasimada  dalka Belgium ka ee Brussels.

Waxaana soo dhawaynta Madaxwayne kuxigeenka Somaliland qayb ka ahaa safiirka Somaliland ufadhiya bilguimka iyo jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqanka dalkaasi

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

Sacad Guary

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here