Daawo Muuqaal: Maamuulka SUMMER TIME Oo Shaqaalaha Hutelka Tababar Laba Cisho Socday U soo Gabagabeyay +SAWIRRO

0
896

Hargeysa, (HargeisaPress) — Mulkiilaha iyo Maamulaha Huteelka SUMMER TIME Mr Siciid Sheekh Cumar Yuusuf, , ayaa Maanta 70 xubnood oo shaqaalaha Huteelka ah tababar ugu soo xidhay Magaalada Hargeysa.

11080990_886687124706835_3816497571843221556_n

Tababarkan loo soo gabogabeeyay shaqaalaha Huteelka SUMMER TIME, oo muddo laba maalmood ah ka socday isla huteelka Summer, ayaa waxay ujeedadiisu ahayd sidii shaqaalaha kala duwan ee Huteelka ka hawlgala loo dhisi lahaa aqoontooda isla-markaana la tusi lahaa hababka ugu fiican ee loogu adeego macaamiisha Huteelku leeyahay.

10987752_886687321373482_2523699542961375641_n

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here