Ramaax oo Ka Dayriyay Xaalada Magaalada Boorama, Eedayna U Jeediyay Madaxweyne Biixi

0
1836

Boorama (Hargeisa Press) – Xoghayaha arrimaha Bulshada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa waxaa uu ka hadley xaalada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Boorama.

Xoghaye Ramaax ayaa si weyn uga dayriyay xaalada magaalada Boorama wakhtigan ka taagan.

Waxaa uu sidoo kale eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo goleyaasha Baarlamanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here