Jaamac Karaaciin oo Ka Fadhiistay Tababarenimada

0
964

Hargeysa (Hargeisa Press) – Jaamac Maxamuud Aadan (Karaaciin) oo ahaa tababare caalami ah, oo mar kamid noqday tababarayaasha ugu fiican adduunka ee dhinaca orodada, ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay tababarenimada.

Tababare Karaaciin, ayaa waxa uu ahaa ciyaartooy hore oo dhinaca orodka ah, isaga oo markii dambena tababare noqday.

Dadka uu tabaray ee guulaysteyna, ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdi Bile Cabdi, Ayaanle Sulaymaan iyo Ganzabe Dibaba.

Todobaadkan, ayaa lagu wadaa in xaflad lagu sagootinayo Tababare Jaamac Karaaciin muddadii dheerayd ee uu ku jiray cayaaraha lagu qabto Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here