Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo maanta diiwaangelinta Shaqaalaha Dawaldda ka bilowday shaqaalaha ku suggan Gabiley iyo Balligubadle

0
1456

Gabiley , (HargeisaPress) —Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa maanta diiwaangelinta Shaqaalaha Dawaldda ka bilowday shaqaalaha ku suggan Gabiley iyo Balligubadle

Iyadoo mudooyinkii u dambeeyey hay’adda shaqaalaha dawladdu ku gudo jirtay diiwaangelinta shaqaalaha dawladda si loo tayeeyo ayaa waxa ay maanta si rasmi ah uga bilaabeen hawlahoodii shaqo magaalooyinka Gabiley iyo Balligubadle

Inta diiwaangelintan socoto ayaa la hubin doonnaa tirada shaqaalaha dawladda, waxay ay tebayaan iyo meesha ay ku tamar badan yihiin si qorshe qaran looga yeesho.

– Waxaa kaabiga soo saaran;

= Shaqo abuur

= Shaqaale tayo le,

= Siyaasado dhaqa shaqaalaha dawladda iyo

= Inta gabowday oo si gobonimo loo sagootiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here