Hambalyo Meher: Carraale Maxamuud Jaamac iyo Hodan Axmed Maxamed + SAWIRRO

0
947

HargeisaPress —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Carraale Maxamuud Jaamac iyo marwadiisa Hodan Axmed Maxamed Maal oo meherkoodu ka qabsoomay hoolka Green Plaza Summer Time ee Hargeysa 02/05/2016. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

Carraale Maxamuud Jaamac iyo marwadiisa Hodan Axmed Maxamed

Carraale Maxamuud Jaamac iyo marwadiisa Hodan Axmed Maxamed 2

Carraale Maxamuud Jaamac iyo marwadiisa Hodan Axmed Maxamed 3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here