HAMBALYO MEHER: Ahmed-kayse O. Ibrahim iyo Idil Maxamed + SAWIRRO

0
2048

HargeisaPress —Maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com  oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Meherka: Ahmed-kayse O. Ibrahim iyo Idil Maxamed oo Meherkoodu ka dhacay  Magaalada Hargeysa. Waxaan Alle uga baryaynaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here